Published by TABAARAK ICT SOLUTIONS on 2025-03-18
1. 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
3. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
4. -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
5. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
6. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
7. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
8. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
9. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
10. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
11. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
12. Liked Dhaweeye? here are 5 Travel apps like Lyft; Southwest Airlines; United Airlines; Fly Delta; Expedia: Hotels, Flights & Car;
Or follow the guide below to use on PC:
Select Windows version:
Install Dhaweeye app on your Windows in 4 steps below:
Download a Compatible APK for PC
Download | Developer | Rating | Current version |
---|---|---|---|
Get APK for PC → | TABAARAK ICT SOLUTIONS | 3.95 | 1.1.23 |
Get Dhaweeye on Apple macOS
Download | Developer | Reviews | Rating |
---|---|---|---|
Get Free on Mac | TABAARAK ICT SOLUTIONS | 95 | 3.95 |
Download on Android: Download Android